Orodyahanka Mo Farah Oo ku Guulaystay Maaratoonkiisii Ugu Horeeyay

Orodyahanka reer Britain, Mo Farah, ayaa ku guulaystay maaratoonkiisii ugu horreeyey, waana tartankiisii seddexaad ee uu uga qayb galo Chicago. 35 jirkan ayaa kaalinta 3aad...

Halyeygii Reer England Gary Lineker Oo Liiska Binu-aadamka Ka Saaray Lionel Messi

Halyeygii hore ee xulka qaranka England ee Gary Lineker ayaan xadkeeda dhaaftay huwiyey xiddiga kooxda Barcelona ee Lionel Messi. Gary Lineker  oo waraysi siiyey telefishanka Barca Tv...

DAGAAL CUSUB: Jose Mourinho & Antonio Valencia Oo Uu Dagaal Cusub Ka Dhex Qarxay,...

Xaaladda tababaraha Manchester United ee Jose Mourinho ayaa sii xumaanaysa, waxaanay inta badan isku kacsan yihiin ciyaartooyada kooxda oo si toos ah qaarkood ugula...

Aniga ama Mourinho: Pogba Oo Laba Daran Kala Dooransiiyey Manchester United

Paul Pogba ayaa ku hanjabay inuu ka tegi doono Manchester United bisha January haddii aan shaqada laga caydhiyey Jose Mourinho. Pogba iyo Mourinho ayaa waxa...

Waa Sidee Xiriirka Ka Dhaxeeya Valverde & Pochettino? 12-Sano Ka Hor Maxaa Ku Dhexmaray...

Arbacada waxaa garoonka Wembley ku wada ciyaari doona kooxaha Tottenham Hotspur iyo Barcelona, waxaa la arki doonaa muddo kadib Ernesto Valverde & Mauricio Pochettino oo is gacan qaadi doona,...

Al-Shabaab Oo Heshiis Laba Sano Ah La Gaadhay Somalia Sidaad Mooday Maah Warku

Xidig u dhashay dalka Brazil balse wata magaca Somalia ayaa ku biiray kooxda Al Shabaab ee ka ciyaarta dalka Sacuudiga, magaca uu ciyaaryahankan wato...

Halyayga Reer Brazil Iyo Kooxda Barcelona Ee Rivaldo Oo Real Madrid Kula Taliyay In...

Halyeeyga reer Brazil iyo kooxda Barcelona Rivaldo ayaa aaminsan in waqtigan xaadirka ah ay u muuqato inay ku haboon tahay in laacibka ay isku...

XOG: Liverpool Oo Jawaab Ka Bixsay Wararkii Sheegayay In Iska Diiday Dalab 2 Bilyan...

Waqtiyadii ugu danbeeyay waxaa soo baxayay warar sheegayay in mulkiilyaasha kooxda Liverpool ee ay iska diideen dalab 2 bilyan gini ah oo uu mulkiyada...

Waqtiga Lasoo Bilaabay, Marxaladahii Uu Soo Maray, Sida Loogu Kala Guuleystay & Xogo Badan...

Tartanka UEFA Super Cup waa tartan sanadle ah oo ay agaasimeen xiriirka kubadda cagta qaaradda yurub ee UEFA, waxaana loogu talagalay in la dhex...

Paul Scholes Oo Soo Xushay 11-kii Ciyaaryahan Ee Ugu Wanaagsanaa Ee Uu Uga Garab...

Pau Scholes waxa uu magacaabay 11kii ciyaaryahan ee ugu wanaagsanaa ee uu ka garab dheelo. 700 oo kulan oo uu ku dheelay Old Trafford –...

Recent Posts

Password Reset
Please enter your e-mail address. You will receive a new password via e-mail.