Mid Waan Fahmay, Walise Mid-baanan Fahmin Qoraa Maxamed Faarax Qoti

Mid waan fahmay, waa su’aal aan isweydiin jiray oo ku saabsanayd, ma dadka qaba xannuunka dhimirka ayaa ku badnaa? Waa maxayse xikmadda ku jirtay...

Halkee Ayuu Salka Ku Hayaa Khilaafka Cakiran Ee u dhexeeya Gudomiyaha Asli Maydi Iyo...

FAALLO :- Bulshada Gobolka Sanaag saddexdii sanadood ee ugu dambeeyay waxay soo mareen duruufo adag oo mid waliba weji gaara ku qaabishay sida:- Abaaro...

Sirtu Waa Habka Fahamka Maskaxda Qoraa/ Maxamed Faarax Qoti

Dhakhtar ku takhakhusay cilmiga barashada daaweynta iyo cudurada guud ee ku dhaca ilkaha ayaa ii sheegay in dadka bir-labta ahi ay leeyihiin isku kalsooni...

Waa Dood Su’aalo Badan dhalisay: Sidee Loo Maareeyaa jacayl 40 Jir Kugu Galay?

Filim dhawaan lasoo saaray oo ay soo bandhigtay shirkadda Bollywood ayaa soo jiitay dareenka dadka shineemooyinka gala ee Hindiya, waxaana jirta in lagu kala...

Imisa Caqabadood Ayaa kahor yimi Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Markii Uu Xilka Qabtay

Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi  Ayaa Xilka Madawaynenimo Ee Somaliland Qabtay  21/10/2017 Madaxwayne Muuse Biixi Ayaa Intii Uu Xilka Hayay Lakulmay Caqabdo Taas Oo uu...

10 Qodob Oo Ay Ku Suntan Tahay Qoomiyada Garxajis (The big nation) Aragtida Jamac...

10 Qodob Oo Ay Ku Suntan Tahay Qoomiyada Garxajis (The big nation) Aragtida Jamac Hilaac. Waxa bishan June 13keedi si rasmi ah Buurta caanka ah...

Somaliland iyo Jabuti ha ka dhiidhiyaan halka lala marayo walaalahooda reer Somaliya.

Somaliland iyo Jabuti ha ka dhiidhiyaan halka lala marayo walaalahooda reer Somaliya. Waxgaradka reer Somaliland, Jabuuti iyo dawladaoodaba waxaa horyaala dhiilo naxdin leh oo ay...

SIYAASAD ARIMAHA DIBADA EE SOMALILAND: aragtida Jaamac Hilaac

Guu-Guule Faal Dhigay Garanwaa Minkaw Baxay Is Baalasha Is Goo 1. Xukuumadii hore waxay ku guuldaraysatay inay ka sii qaado halkii uu kaga tagay HE...

“Haayada Dhawrista Tayada Qaranka Somaliland (Quality Control) iyo Waxqabadkii mudadii Uu Joogay Gudoomiye Dr:...

Haayada Dhawrista Tayada Jamuuriyada Soomaaliland (Quality Control) ayaa kaalin muhiim ah ugu jirta qaranka Somaliland  marka laga hadlayo shaqo ahaan kaalin muhiima taasoo shaqadeedu tahay...

Hargeysa Magaallo Afar Qabiil Dileen(ina lilaah) Qaybti Labaad

taas oo kor u qaaday shilalka waddoyinka,waxa la dhistay biyo mareenadi wadoyinka dhinac mari jirey oo marka hore ba khashin buuxiyey taas oo keentay...

Recent Posts

Password Reset
Please enter your e-mail address. You will receive a new password via e-mail.