Sirtu Waa Habka Fahamka Maskaxda Qoraa/ Maxamed Faarax Qoti

Dhakhtar ku takhakhusay cilmiga barashada daaweynta iyo cudurada guud ee ku dhaca ilkaha ayaa ii sheegay in dadka bir-labta ahi ay leeyihiin isku kalsooni...

Talooyin Qiimo Badan Afar Tallaabo Oo Aad Ku Kordhin karto jacaylka Sayigaagu kuu Qabo

U muuji xushamad/ixtiraam. Run’ahaantii waxa ugu muhiimsan ee nin waliba uu doonayo kana fisho xaaskiisa waxa ay tahay in xaasku ay u ahaato mid ixtiraamta. Hadaba isku...

Australia: Dalxiisayaashu ma quudin karaan Kangaroo

Dalxiisayaasha Australia ayaa looga digay inay quudiyaan xayawaanka Kangaaroo kaddib markii dhawaan ay soo bateen weeraro uu ku hayo dadka joogo goobaha loo dalxiis...

iswanaajinta Iyo Qurxinta Anshaxaagu Maaha Sabata Koowaad Ee Aad Shaqada Ku Dalaci Karto

Haddii aad doonayso in aad shaqadaada mansab sare ka gaadho, maskaxdaada geli in aanay sababtu ahayn wanaagga shakhsiyaddaada iyo anshax fiicnaanta, balse ay tahay...

CID MA LEH

Magacooda cidi ma taqaan cidna ma yaqaanaan. Hoy ma leh, mana haystaan meel ay u hoydaan ooy hurdo ka dayaan. Kulaylka Cadceeddu ma damaqdo...

Soomaaliya Oo Kaalinta 6aad ka Gashay Wadamada Ugu farxada Badan Qaarada Africa Oo Dhan...

 Qiimeyn ay sameysay hay’adda Qaramada Midoobey ee International Happiness ayaa lagu sheegay in Soomaaliya kaalinta Lixaad uga jirto guud ahaan Qarada Africa wadamada dadkeedu...

“Maraykanku Wuxuu Yidhi Ma Yeelayno Itoobiya Inay Bad La’aato,Waxaanu Leenahay Waar Gumeysi Kale Taag...

Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-siiro), ayaa Khudbaddii Jimcaha  kaga hadlay Duulaanka Dawladaha Gaalada ahi ku hayaan Dalalka Muslimiinta ah ee Somaliland ka...

Qabiil Latin Amerika OO vuris cusub lagu arkay waa,………

Waxaa jirta jirta jufo ka tirsan qoowmiyadda Warao oo aanan lahayn wax rag ah. Inta badan raggii qaangaarka ahaa waa ay wada dhinteen, dumarka...

Siyaasadda Madaxweyne Farmaajo ee ku wajahan burburinta xasiloonida & dimuqraadiyadda Jamhuuriyadda Somaliland

Ujeedada farmaajo ee ku wajahan qadiyadda madax banaanida somaliland waxaad ka dheehan kartaa xubnaha calooshooda u shaqaystayaasha ah ee uu u xushay xilalka wasiirnimo,...

Recent Posts