Hargaysa(Raadgoob) Masuuliyiin hore uga tirsanaan jiray xisbiga kulmiye oo xisbigaasi laga saaray oo kala ah Jaamac Shabeel, Prof: Cabdi Cali iyo Abwaan Cismaan Kujare ayaa maanta oo ay ku beegnayd16/2/2019 waraabahinta kula hadlay magaalada hargaysa ayaa waxa ay sheegen in ay ku dhaqaayan Garb Xisbiga kulmiye ka go’ay oo ay u bixiyeen garabka Badbaadinta Dimuqraadiyada xisbiga Kulmiye.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here